Somali Links
:-A

> Amin Arts
>
Aflixi
>
Agoonta
>
Ali Halane
>
Allbanaadir
>
Allgalgaduud
>
Allgedo
>
Alljubaland
>
Allnabadqaad
>
Allpuntland
>
Allsanaag
>
Allsomali24
>
Alltalex
>
Allwadani
>
Aragti
>
Axadle
>
Ayaamo

:-B

> Baydhabo Media
>
Baydhabo News
>
Badweyn
>
Balcad
>
Baledweyn
>
Barkulan
>
Baydhabo
>
BBC-somali
>
Banaadir
>
Biyokulule
>
Borama News
>
Buurhakaba

:-C

> Cadceed
>
Calanka TV
>
Camaloow
>
Cayaaraha
>
Cayaaraha Dunida
>
Caalamka
>
Caasimadda
>
Ceelmacaan

:-D

> Dalkeyga
>
Dalka Online
>
Danan News
>
Dahabi Films
>
Daruur
>
Darwiish Online
>
Dayniile
>
Daafeet
>
Daawo 24
>
Deeqow
>
Deeyoo
>
Diinsoor
>
Djibouti Nation
>
Djib Net
>
DjibTalk
>
Doolow
>
Duhur
>
Dulqaadka

:-E

> Elmanpeace

:-F

> Falsan.com
>
Faafiye
>
Fashil
>
Fikrad
>
Fiidow
>
Fiirso
>
Fagaare
>
Fogaanarag

:-G

> Garowe Online
>
Geeska Afrika
>
Goobjooge
>
Gobolada
>
Gool FM
>
Gool.net
>
Goldogob Times
>
Goobjoogga

:-H

> Hadhwanaag News
>
Halgan.net
>
Heesta.com
>
Hiiraan Online
>
Hiiraan Times
>
Hirda
>
HobyoNet
>
Horseed Media
>
Horumar.com

:-I

> Irinnews
>
Ifiye Radio
>
Ilhan Omar
>
Isha Baydhabo
>
Islaax.org

:-J

> Jaalle Siyaad
>
Jilaa News
>
Jowhar.com

:-K

> Kasmo News
>
Keyd Media
>
Kilil 5
>
Kismaayo24
>
Kismaayo news
>
Kubadda
>
Kulmis.com

:-L

> Lasoco.so
>
Laacib.net
>
Lifaaq.com
>
Lughaya

:-M

> Masuul - Heeso
>
Magaalo
>
Mareeg.com
>
Markacadeey
>
Midnimo
>
Minnesota Da^wah
>
Mogadishujournal
>
Mogadishu university

:-N

> Nabadbile
>
Nuuruliimaan
>
Nuxur.com

:-O

> Oodweynenews
>
Ogaden24
>
Osman Arts

:-P

> Puntlandi
>
Puntlandobserver
>
Puntland Times
>
Poolasoom.org

:-Q

> Qaranimo
>
Qorahay Online
>
Qubanaha

:-R

> Rasaala
>
Raadraac Media
>
Raadreeb
>
Raas Media
>
Radio Muqdisho
>
Rajo News
>
Raxanreen

:-S

> Saadaal.com
>
Salaan Media
>
SawirroTV
>
Shaaciye
>
Shabelle
>
Shirqool
>
Somaligraduatejournal
>
Somali American
>
Somalifilm
>
Somali News
>
Somali Busin.
>
Somali Sports
>
Somabiz.com
>
Somalicurrent
>
Somalidiaspora
>
Somalia Online
>
Somali Doctors
>
Somaliland Live
>
Somaliland.org/
>
Somalilife
>
SomaliNet
>
SomaliPage
>
Somalistar TV
>
SomaliSwiss
>
SomaliSwiss TV
>
SomaliTalk
>
Somaliweyn
>
Somali Youth
>
Soomaalidamaanta
>
Sonna

:-T

> Tawfiiq.net
>
Togaherer

:-U

> Universal TV

:-V

> VOA-somali

:-W

> Waagacusub
>
Waajid Press
>
Waayaha.com
>
Wacaal.com
>
Wardheer News
>
Wardaye.net
>
Wardoon.net
>
Warfaafiye
>
Warcusub
>
Warqaad.com
>
Waxsansheeg
>
Weedhsan
>
Widhwidh

:-X

> Xamarcade.com
>
Xaaladaha.com
>
XildhibaanPub.

:-DIBADDA

Swedan
> Aftonbladet
>
Dagens Industri
>
Dagens Medicin
>
Dagens Nyheter
>
Expressen
>
Gøteborg-Posten
>
Helsingborgs Dagblad
>
Ny Teknik
>
Realtid.se
>
Svenska Dagbladet
>
Sydsvenska Dagbladet
>
Veckans Affärer

Norway
> Aftenposten  Abonnement
>
Dagbladet
>
Dagsavisen
>
Dag og Tid
>
Klar Tale
>
Klassekampen
>
Morgenbladet
>
Nationen
>
VG - Verdens Gang
>
Vårt Land
>
The Norway Post eng.

Danmark
> Berlingske Tidende
>
BT
>
Børsen
>
Dagbladet Arbejderen
>
Ekstra Bladet
>
ErvervsBladet
>
I Dag
>
Ingeniøren
>
Jyllands-Posten
>
Kristeligt Dagblad
>
Politiken

Finland
> Aamulehti
>
Helsingin Sanomat
>
Hufvudstadsbladet
>
Ilta-Sanomat
>
Iltalehti
>
Kaleva
>
Kauppalehti
>
Keskisuomalainen
>
Turun Sanomat
>
Helsinki Times

Iceland
> Bæjarins Besta
>
Morgunbladid
>
Rikisútvarpiô
>
Skessuhorn
>
Sport.is
>
Vikurfréttir á Netinu
>
Visir
>
WN Iceland News

Britain
> BBC News BBC news
>
Cambridge Evening
>
Daily Mail
>
Evening Star
>
Financial Times
>
Gateshead Post
>
Herald & Post Newsp.
>
Icnetwork
>
Leichester Mercury
>
Liverpool Echo
>
London Evening Std.
>
Manchester Evening N.
>
News of the World
>
Sky News Sky News
>
Southern Daily Echo
>
Sunday Mirror
>
Sunday People
>
Sunday Sun
>
The Daily Telegraph
>
The Evening Gazette
>
The Guardian
>
The Independent
>
The Journal
>
The Mirror
>
The Observer
>
The Sun
>
The Times
>
This is money
>
Yorkshire Evening Post

USA
> Chicago Tribune
>
CNN
>
Dallas Morning News
>
Detroit News
>
Houston Chronicle
>
New York Post
>
New York Times
>
Opensecrets
>
Philadelphia Inquirer
>
San Antonio (mySA
>
San Francisco
  
Examiner
>
USA Today
>
Wall Street Journal
>
Washington Post

Australia
> Australian Financial
>
Review
>
Sydney Morning Herald

China
> China Daily
>
Inside China Today

Egypt
> Cairo Times
>
Egypt Today

Philippines
> Business World
>
Manila Bulletin
>
Sun.Star Network
  
Online

India
> The Economic Times
>
The Indian Express
>
The Times of India

Indonesia
> The Jakarta Post

Israel
> Ha’Aretz Daily
>
Israel National News
Jerusalem Post

Japan
> Japan Times Weekly
>
Japan Today
>
Kyodo News

New Zealand
> The Newzealander

Turky
> Turkish Daily News
Quatar
> Al Jazeera (eng.)

 
Fanka
Majaajiliiste Ajakis oo qaab shactaro leh uga hadlay xariggii shalay loogu geystay garoonka Hargeysa Video

22/01/2017 06:22:00:-Ajakis ayaa la sheegay in ciidamo ka tirsan booliska ay ka qabteen garoonka diyaaraddaha Hargeysa, xili uu halkaasi transit ku ahaa, kuna sii jeeday magaalada Jigjig ee xarun deegaaneedka maamulka Soomaalida Itoobiya.


Fannaankii caanka ahaa ee reer Ingriis George Michael oo dhintay Sawirro

26/12/2016 04:29:00:-Waxaa shalay duhurkii, abaaraha saacadda 13:45 ku geeriyooday gurigiisa magaalada Goring ee gobolka Oxfordshire ee dalkaasi Ingriiska fannaankii caanka ahaa George Michael oo jirsaday sanadka 53.


SRI LANKA: Kaniisad ku khaldoontay miraha hees caay ah oo uu qoray 2Pac Shakur Video

27/12/2016 18:09:00:-Horaa waxaa loo yiri "Aqoon la`aani waa iftiin la`aan". Kaniisad ku taal dalka Sri Lanka ayaa waxaa ay internetka ka daabacatay hees caay ah oo uu qoray heesaaga caanka ah balse iminka dhintay Tupac Shakur kaas oo uu dhinac shaaciro ah oo caay ah uga heesayay "Hail Mary" oo ah hees ay gaaladu kaniisadaha ku qaadaan xilliyada Xmaska amaba ciidaha gaalada.


LONDON: Janet Jackson oo markii ugu horreysay jalbab kusoo bannaan baxday Sawirro

06/12/2016 09:07:00:-Heesaayadda caanka ah islamarkaana ah walaasha boqorkii fanka Michael Jackson ee Janet Jackson (50-jir) ayaa markii ugu horreysay soo xiratay jalbaab, iyadoona ka dukaameysaneysay caasimadda dalka Britain ee London.


NEW YORK: Fannaan caan ah oo darbi-jiifnimo ku dhintay Sawirro

30/11/2016 16:57:00:-Fannan mareykan ah oo shidnaa sideetameeyadii oo lagu magacaabo Colonel Abrams ayaa meydkiisa laga helay isbuucii tegay magaalada New York halkaas oo uu darbi-jiif ku ahaa sanooyinkii u dambeeyay.

SPORTS / ENGLISH

Kanye West oo la sheegay in uu ka sasayo dhakhaatiirta ku sugan isbitaalka uu ku jiro iyo mararka qaar oo la "katiinadeeyo"

28/11/2016 05:14:00:-Warar kala duwan ayaa waxaa ay kasoo baxayaan xaaladda caafimaad ee fannaanka caanka ee Kanye West kaas oo todobaad ka hor la dhigay isbitaal dhanka dhimirka ah oo ku yaal magaalada Los Angeles.


Kanye West oo "waashay", isbitaalka dhimirkana la dhigay

22/11/2016 10:59:00:-Heesaaga caanka ah ee reer Mareykan Kanye West ayaa la dhigay isbitaal ku yaal magaalada Los Angeles kaddib markii isbuucii lasoo dhaafay laga dareemay isku-dar-daran dhanka maskaxda ah, sida ay qoreen wakaaladaha wararka ee Billboard iyo NBC News ee dalka Mareykanka.


Fannaanad soomaaliyeed oo soo saartay hees loogu magac daray "Donald Trump" Video

20/11/2016 17:59:00:-Fannaanadda caanka ah ee soomaaliyeed Deeqa Afro ayaa soo saartay hees la magac baxday "Donald Trump" taasoo ay kaga codsanayso madaxweynaha la doortay ee Maraykanka inuu aqbalo qowmiyadda soomaali-maraykanka ah.


Suge Knight oo xabsi kasoo dacweeyay Dr. Dre, maxkamadna la koraya Sawirro

26/10/2016 16:47:00:-Labada nin ee sagaashameeyadi ugu tunka waaweynaa ka ganacsiga iyo sameynta heesaha Raabka islamarkaana ahaa saaxiibo isku dhinta ayaa iminka is arki karin isna dacweynaya.


SAWIRRO TAYO LEH
Fannaanka Justin Bieber oo guri taariikhda dalka Holland galay ka iibsaday magaalada Amsterdam Sawirro


01/11/2016 18:10:00:-Fanaanka caanka ah ee reer Mareykan Justin Bieber ayaa guri caalami oo saddex biyaano oo dhalo ah ka iibsaday bartamaha caasimadda dalka Holland ee Amsterdam. Gurigan ayaa waxaa uu heesaaga ka baxshay 20-milyan oo Euro.

VIDEO-GII U DAMBEEYAY

Kim Kardashian oo malaayiin dollar ah looga dhacay magaalada Paris Sawirro

04/10/2016 11:13:00:-Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya bastooladii shalay lagu qabtay gabadha caanka ah islamarkaana ah xaaska heesaaga Kayne West ee Kim Kardashian ayaa waxa ay sheegayaan in falkaasi uu ahaa mid lagu dhacayay.


NEW YORK: Kanya West oo konsert isaga soo dhaqaaqay xilli xaaskiisa oo Paris joogta bastoolad lagu qabtay

03/10/2016 12:59:00:-Wararka ka imaanaya magaalada New York ayaa waxaa ay sheegayaan in heesaaga caanka ah ee Kanye West uu isaga soo dhaqaaqay xaflad konsert ah oo uu ka heesayay isaga oo masrax saaran kaddib markii uu ka warhelay in xaaskiisa bartoolad lagu qabtay.


Shil ka dhacay goob ay show ku dhigayeen Snoop Dogg iyo Wiz Khalifa - 42 ku dhaawacantay Video

06/08/2016 09:32:00:-Goob ay si wadajir ah xaflad ugu dhigayeen fannaaniinta kala ah Snoop Dogg iyo Wiz Khalifa ayaa waxaa ka dhacay shil kaddib markii dadweynihi soo jabsadeen darbi xeyn-daab ahaa. Waxaa ku dhaawacmay shilkaasi 42-ruux.


Booliska California oo jeebo iyo baaris guri isugu daray heesaaga caanka ah ee Dr. Dre

27/07/2016 08:11:00:-Booliska magaalada Los Angeles ee gobolka Califorina, Mareykanka ayaa katiinad iyo baaris guri isugu daray fannaanka ku caan baxay heesaha raabka Dr. Dre (51-jir) kaddib markii uu bastoolad ku qabtay nin gaari si khaldan u hor dhigtay gurigiisa.


Shaar uu ku yaal dhiigga heesaagii John Lennon oo kumannaan dollar lagu iibiyay - mana ahan kii uu xirnaa Sawirro

28/06/2016 05:46:00:-Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa waxaa lagu iibiyay shaar uu xirnaa nin waardiye ah oo lagu magacaabo Jay Hastings kaas oo ka ag-dhawaa xilligii la dilayay heesaagii caanka ahaa John Lennon oo ka tirsanaa kooxdii "The beatles"

SAWIRRADII U DAMBEEYAY
SAWIRRO TAYO LEH:
Donald Trump iyo madax kale oo looga "qaxay" magaalo ku taal jasiiradda Sicily ee dalka Talyaaniga oo ay ku shirayaan Sawirro 28/05/2017 08:05:00:-Waddamada taajiriinta ah ee ku bohoobay daladda G7 islamarkaana Mareykanku qeyb ka yahay ayaa waxaa uu shir labo maalmood ah uga socdaa magaalada Taormina, Sicily ee dalkaasi Talyaaniga halkaas oo ay uga arrinsanayaan arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin xaaladda tahriibka.


FANKA
Heesaaga 50 Cent oo loo xiray hadal uu yiri isagoo masrax saaran


26/06/2016 17:16:00:-Heesaaga ku caan baxay heesaha raabka 50 Cent ama magaciisa runta ah Curtis James Jackson ayaa xabsi ku yaal jasiiradda Caribian-ka loo taxaabay kaddib markii uu ku hadlay hadallo aan wanaagsaneyn isaga oo masrax saaran.


Heesaa caan ah oo isagoo hawada sare maraya lagu soo booday iyo diyaaraddii siday ee deg-deg u degtay

14/06/2016 05:37:00:-Heesaaga ku caan baxay heesaha loo yaqaan raabka ee lagu magacaabo Lil Wayne (33-jir) ayaa isaga oo hawada sare maraya xanuun kusoo booday waxaana diyaaraddii siday ay si deg-deg ah ugu degtay Nebraska.


C/qaadir Jubba oo kiciyay shucuurta reer Minnesota kana tumay Video

29/05/2016 16:23:00:-Fanaanka caanka ah ee soomaaliyeed C/qaadir Macallin Jubba ayaa xalay ka tumay soomaalida reer Minnesota isagoona ku abuuray shucuur wadaniyeed.


Fannaan Faarax Murtiile oo soo saaray hees aad u qosol badan Video

16/04/2016 04:46:00:-Fanaanka caanka ah ee soomaaliyeed Faarax Murtiile ayaa soo saaray heesta ugu qosolka badan sanadka 2016-ka, iyadoona heestani la magac baxday "YAR-YARO".


50 CENT OO LA MAXKAMADEEYAY
- Lacagtaan waa faalso, cadowgeyga ayaana ku jabinayay


12/03/2016 03:54:00:-Heesaaga caanka ah ee 50 Cent ayaa sharaxaad ka bixiyay muuqaallo dhawaan uu soo dhigay baraha bulshada sida barta Instagram, waxaana maxkamad wax ka weydiisay sawirradaasi uu kaga jawaabay si lama filaan ah.


50 Cent oo mar kale maxkamad looga yeeray kaddib markii la arkay isaga oo lacag ku "ciyaaraya" Sawirro

21/02/2016 05:22:00:-Heesaaga caanka ah ayaa markale waxaa looga yeeray maxkamad kaddib markii la arkay sawirro uu soo dhigay boggiisa Instagramka isaga oo lacago badan oo dollar ah ku "ciyaaraya".


FANKA: Fannaan soo saaray hees halbowlaha kala baxeysa hablaha reer Puntland Video

01/01/2016 12:43:00:-Fannaanka caanka ah ee reer Mareykan Khadar Ilkacase ayaa dhawaan soo saaray hees sida ay dad badani tilmaameen halbowlaha kala baxeysa hablaha reer Puntland kuwaas oo uu ammaan aan caadi aheyn kala daalay. Nala dhageyso!


Showgii xalay Muqdisho ka dhacay iyo fanaaniinta Hodan C/raxmaan iyo Axmed Rasta Video

01/01/2016 07:17:00:-Xalay oo ay ku beegneyd dabaadegga sanadka cusub ee 2016-ka ayaa waxaa caasimada Muqdisho ka dhacay bandhig-faneed ay qabteen fanaaniinta kala ah Hodan C/raxmaan iyo Axmed Rasta.


Heesaa ilaa heer madaxweyne doonaya in uu ka gaaro dalka Mareykanka

26/09/2015 07:32:00:-Heesaga caanka ah ee reer Mareykan Kanye West ayaa shaaca ka qaaday in uu doonayo in uu isu soo sharraxo jagada madaxtenimo ee dalka Mareykanka sanadka 2020-ka.


FANKA: Kooxda Xiddigaha Geeska ee reer Hargeysa oo xalay baashaaliyay bulshada reer Muqdisho: SAWIRRO

25/09/2015 15:36:00:-Iyadoo xalay ay aheyd habeenka ciidul Adxaa ayaa waxaa caasimadda Muqdisho ka tumay kaaq ka mid ah fannaaniinta kooxda Xiddigaha Geeska ee fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa.


-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.