Somali Links
:-A

> Amin Arts
>
Aflixi
>
Agoonta
>
Ali Halane
>
Allbanaadir
>
Allgalgaduud
>
Allgedo
>
Alljubaland
>
Allnabadqaad
>
Allpuntland
>
Allsanaag
>
Allsomali24
>
Alltalex
>
Allwadani
>
Aragti
>
Axadle
>
Ayaamo

:-B

> Baydhabo Media
>
Baydhabo News
>
Badweyn
>
Balcad
>
Baledweyn
>
Barkulan
>
Baydhabo
>
BBC-somali
>
Banaadir
>
Biyokulule
>
Borama News
>
Buurhakaba

:-C

> Cadceed
>
Calanka TV
>
Camaloow
>
Cayaaraha
>
Cayaaraha Dunida
>
Caalamka
>
Caasimadda
>
Ceelmacaan

:-D

> Dalkeyga
>
Dalka Online
>
Danan News
>
Dahabi Films
>
Daruur
>
Darwiish Online
>
Dayniile
>
Daafeet
>
Daawo 24
>
Deeqow
>
Deeyoo
>
Diinsoor
>
Djibouti Nation
>
Djib Net
>
DjibTalk
>
Doolow
>
Duhur
>
Dulqaadka

:-E

> Elmanpeace

:-F

> Falsan.com
>
Faafiye
>
Fashil
>
Fikrad
>
Fiidow
>
Fiirso
>
Fagaare
>
Fogaanarag

:-G

> Garowe Online
>
Geeska Afrika
>
Goobjooge
>
Gobolada
>
Gool FM
>
Gool.net
>
Goldogob Times
>
Goobjoogga

:-H

> Hadhwanaag News
>
Halgan.net
>
Heesta.com
>
Hiiraan Online
>
Hiiraan Times
>
Hirda
>
HobyoNet
>
Horseed Media
>
Horumar.com

:-I

> Irinnews
>
Ifiye Radio
>
Ilhan Omar
>
Isha Baydhabo
>
Islaax.org

:-J

> Jaalle Siyaad
>
Jilaa News
>
Jowhar.com

:-K

> Kasmo News
>
Keyd Media
>
Kilil 5
>
Kismaayo24
>
Kismaayo news
>
Kubadda
>
Kulmis.com

:-L

> Lasoco.so
>
Laacib.net
>
Lifaaq.com
>
Lughaya

:-M

> Masuul - Heeso
>
Magaalo
>
Mareeg.com
>
Markacadeey
>
Midnimo
>
Minnesota Da^wah
>
Mogadishujournal
>
Mogadishu university

:-N

> Nabadbile
>
Nuuruliimaan
>
Nuxur.com

:-O

> Oodweynenews
>
Ogaden24
>
Osman Arts

:-P

> Puntlandi
>
Puntlandobserver
>
Puntland Times
>
Poolasoom.org

:-Q

> Qaranimo
>
Qorahay Online
>
Qubanaha

:-R

> Rasaala
>
Raadraac Media
>
Raadreeb
>
Raas Media
>
Radio Muqdisho
>
Rajo News
>
Raxanreen

:-S

> Saadaal.com
>
Salaan Media
>
SawirroTV
>
Shaaciye
>
Shabelle
>
Shirqool
>
Somaligraduatejournal
>
Somali American
>
Somalifilm
>
Somali News
>
Somali Busin.
>
Somali Sports
>
Somabiz.com
>
Somalicurrent
>
Somalidiaspora
>
Somalia Online
>
Somali Doctors
>
Somaliland Live
>
Somaliland.org/
>
Somalilife
>
SomaliNet
>
SomaliPage
>
Somalistar TV
>
SomaliSwiss
>
SomaliSwiss TV
>
SomaliTalk
>
Somaliweyn
>
Somali Youth
>
Soomaalidamaanta
>
Sonna

:-T

> Tawfiiq.net
>
Togaherer

:-U

> Universal TV

:-V

> VOA-somali

:-W

> Waagacusub
>
Waajid Press
>
Waayaha.com
>
Wacaal.com
>
Wardheer News
>
Wardaye.net
>
Wardoon.net
>
Warfaafiye
>
Warcusub
>
Warqaad.com
>
Waxsansheeg
>
Weedhsan
>
Widhwidh

:-X

> Xamarcade.com
>
Xaaladaha.com
>
XildhibaanPub.

:-DIBADDA

Swedan
> Aftonbladet
>
Dagens Industri
>
Dagens Medicin
>
Dagens Nyheter
>
Expressen
>
Gøteborg-Posten
>
Helsingborgs Dagblad
>
Ny Teknik
>
Realtid.se
>
Svenska Dagbladet
>
Sydsvenska Dagbladet
>
Veckans Affärer

Norway
> Aftenposten  Abonnement
>
Dagbladet
>
Dagsavisen
>
Dag og Tid
>
Klar Tale
>
Klassekampen
>
Morgenbladet
>
Nationen
>
VG - Verdens Gang
>
Vårt Land
>
The Norway Post eng.

Danmark
> Berlingske Tidende
>
BT
>
Børsen
>
Dagbladet Arbejderen
>
Ekstra Bladet
>
ErvervsBladet
>
I Dag
>
Ingeniøren
>
Jyllands-Posten
>
Kristeligt Dagblad
>
Politiken

Finland
> Aamulehti
>
Helsingin Sanomat
>
Hufvudstadsbladet
>
Ilta-Sanomat
>
Iltalehti
>
Kaleva
>
Kauppalehti
>
Keskisuomalainen
>
Turun Sanomat
>
Helsinki Times

Iceland
> Bæjarins Besta
>
Morgunbladid
>
Rikisútvarpiô
>
Skessuhorn
>
Sport.is
>
Vikurfréttir á Netinu
>
Visir
>
WN Iceland News

Britain
> BBC News BBC news
>
Cambridge Evening
>
Daily Mail
>
Evening Star
>
Financial Times
>
Gateshead Post
>
Herald & Post Newsp.
>
Icnetwork
>
Leichester Mercury
>
Liverpool Echo
>
London Evening Std.
>
Manchester Evening N.
>
News of the World
>
Sky News Sky News
>
Southern Daily Echo
>
Sunday Mirror
>
Sunday People
>
Sunday Sun
>
The Daily Telegraph
>
The Evening Gazette
>
The Guardian
>
The Independent
>
The Journal
>
The Mirror
>
The Observer
>
The Sun
>
The Times
>
This is money
>
Yorkshire Evening Post

USA
> Chicago Tribune
>
CNN
>
Dallas Morning News
>
Detroit News
>
Houston Chronicle
>
New York Post
>
New York Times
>
Opensecrets
>
Philadelphia Inquirer
>
San Antonio (mySA
>
San Francisco
  
Examiner
>
USA Today
>
Wall Street Journal
>
Washington Post

Australia
> Australian Financial
>
Review
>
Sydney Morning Herald

China
> China Daily
>
Inside China Today

Egypt
> Cairo Times
>
Egypt Today

Philippines
> Business World
>
Manila Bulletin
>
Sun.Star Network
  
Online

India
> The Economic Times
>
The Indian Express
>
The Times of India

Indonesia
> The Jakarta Post

Israel
> Ha’Aretz Daily
>
Israel National News
Jerusalem Post

Japan
> Japan Times Weekly
>
Japan Today
>
Kyodo News

New Zealand
> The Newzealander

Turky
> Turkish Daily News
Quatar
> Al Jazeera (eng.)

 
Sawirro
SAWIRRO TAYO LEH:
Ruushka oo sameeyay dhooletus ciidan oo neefta ku celiyay caalamka intiisa kale Sawirro


20/09/2017 11:09:00:-Dowladda Ruushka ayaa soo bandhigtay awoodeea ciidan nooca casriga ah ee ay ugu magac dartay dhooletuska "Zapad-2017". Dhooletuskan ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha dalkaasi Vladimir Putin, waxaana lagu soo bandhigay hub casri ah oo noocyo kala duwan.


SAWIRRO TAYO LEH:
11-jir lagu casuumay gudaha Aqalka Cad oo "bah-dilay" madaxweyne Donald Trump Sawirro


18/09/2017 17:45:00:-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa "bah-dilaad" kala kulmay wiil 11-jir ah oo lagu magacaabo Frank Giaccio kaas oo lagu casuumay in uu hal maalin ka shaqeeyo oo uu cowska ka jaro Aqalka Cad. Wiilkan ayaan dhag jalaq u siin salaanta iyo hadalka madaxweyne Trump oo muddo daqiiqado ah daba ordayay.


SAWIRRO TAYO LEH:
Maxaad kala socotaa godkii lagula cararay George W. Bush iyo golehiisa wasiirrada markii uu dhacay weerarkii 9/11 ee Mareykanka? Sawirro


16/09/2017 11:33:00:-Markii uu dhacay weerarkii 9/11, sannadkii 2001 ee dalkaasi Mareykanka waxaa madaxda dalkaasi oo uu ugu horreeyay madaxweynihii xilligaasi George W. Bush ayaa waxaa loola cararay god dhulka hoostiisa ah kaas oo ay si toos ah ugala socdeen dhaq-dhaqaaqa weerarka al-Qacida.


SAWIRRO TAYO LEH:
Hooyo soomaaliyeed iyo wiilkeeda oo hoy ka dhigtay xanaaq dartiis dariiq ku yaal magaalada London Sawirro


13/09/2017 14:14:00:-Mid ka mid ah waddooyinka magaalada London ayaa waxaa hoy ka dhigtay oo dagay hooyo soomaaliyeed iyo wiilkeeda kuwaas oo ka carooday guri komyuunku ka soo saaray oo ku yaalay xaafadda Tooting oo ay aad u jeclaayeen.


SAWIRRO TAYO LEH:
Mareykanka oo laga xusay weerarkii argagixiso ee 9/11 iyo madaxweyne Donald Trump iyo xaaskiisa oo ka qeyb galay Sawirro


12/09/2017 18:55:00:-Dalkaasi Mareykanka waxaa shalay oo ay taariikhdu ku beegneyd 11.ka bisha Sebtember laga xusay weerarkii argagixiso ee ay Al-Qaida ku qaaday daarihii mataanaha ahaa ee New York iyo wasaaradda difaaca Mareykanka ee Pentagon kuwaas oo ay la galeen diyaaradi rakaab oo ay soo afduubeen sannadkii 2011-ka

SPORTS / ENGLISH

SAWIRRO TAYO LEH:
Tartanka quruxda gabdhaha Mareykanka oo lasoo gunaanaday iyo Cara Mund oo ku guuleysatay Sawirro


12/09/2017 05:35:00:-Waxaa lagu soo gaban-gabeeyay magaalada Atlantic City ee dalka Mareykanka tartanka quruxda gabdhaha kaas oo ay ku guuleystay sannadkan gabar kasoo jeedda gobolka North Dakota taas oo lagu magacaabo Cara Mund.


Madoonna oo isbitaal casri ah ka furtay waddan ku yaal Afrika Sawirro

09/09/2017 19:33:00:-Heesaayadda caanka ah ee reer Mareykan Madonna ayaa dalka Malawi waxa ay ka furtay isbitaal ay iyadu maalgelisay kaas oo loogu magac daray mid ka mid ah wiilasha ay soo korsatay Mercy James hospital. Madonna ayaa isbitaalkan ka hirgelisay deegaanka Blantyre ee dalkaasi Malawi.


SAWIRRO TAYO LEH:
Duufaanta "Irma" oo bur-bur baahsan ku reebtay dalka Cuba Sawirro


11/09/2017 06:29:00:-Dalkaasi Cuma oo ay shalay ku dhufatay duufaanta Irma ayaa waxaa ay ku reebtay saameyn ballaaran oo u badan bur-bur hanti. Waxaa qeybo badan oo dalka ah ka maqan korontada, waxaa xiran oo ay biyo fadhiyaan waddooyinka iwm.


SAWIRRO TAYO LEH:
Maxaad kala socotaa qaabka ay muslimiinta u guteen sannadkan xajka iyo jawiga sida uu ahaa? Sawirro


02/09/2017 18:00:00:-Sannadkan waxaa malaayiin muslimiin ah ay u guteen xajka si habsami leh, iyadoona wali tiro kor u dhaafeysa 400 oo kun oo xijey ah ay dowladda Sacuudiga dib ugu celisay dalalkooda sababo la xiriira waraaqohooda oo aan dhameystirneyn.


SAWIRRO TAYO LEH:
Kuuriyada Waqooyi oo u dabaaldegtay natiijada gantaalkii ugu dambeeyay ee ay Japan kor marisay Sawirro


01/09/2017 09:46:00:-Dowladda dalkaasi Kuuriyada Waqooyi ayaa u dabaaldagtay guusha natiijada gantaalkeedii ugu dambeeyay ee ay ridday kaas oo kor maray dalka Japan. Gantaalkan ayaa waxaa ka qeyliyay dowladda kasoo horjeeda Waqooyiga Kuuriya ee uu Mareykanka kow ka yahay.


SAWIRRO TAYO LEH:
KABUL: Weerar ismiidaamid iyo mid toos ah oo lagu qaaday masjiid Shiico leedahay oo salaadda jimcaha loo fadhiyo Sawirro


26/08/2017 04:57:00:-Kooxo hubeysan ayaa weerar ismaadin iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen masjidka caanka ah ee Imam Zaman kaas oo ku yaal caasimadda dalka Afghanistan ee Kabul. 12 ruux ayaa weerarkaasi ku dhimatay, sida ay dowladda dalkaasi sheegtay.


SAWIRRO TAYO LEH:
Duufaan ba`an oo hakad galisay dhaq-dhaqaaqa dal-weynaha Shiinaha iyo khasaare naf iyo maal oo ay dhalisay Sawirro


25/08/2017 12:36:00:-Duufaan ba`an oo loogu magac daray Hato ayaa maalmahan waxa ay ka taagneyd dal-weynaha Shiinaha, gaar ahaan ismaamulka Hong Kong taas oo hakad galisay dhaq-dhaqaaqa dalkaasi. Waxaa ilaa iyo iminka la xaqiijiyay dhimashada afar ruux iyo laba ruux oo la la`yahay.


SAWIRRO TAYO LEH:
Maxaad kala socotaa rafaadka iyo khasaaraha Mareykanka iyo xulufadiisa ku haysta dalka Afghanistan? Sawirro


23/08/2017 05:48:00:-Dagaalkii ugu dheeraa ee uu Mareykanku galo ayaa lagu sheegay kan uu dalka Afghanistan ka wado, waxaana uu socdaa mudo 16 sano ah. Mareykanka iyo xulufadiisa Nato ayaa waxaa dagaalkaasi kasoo gaaray khasaare aad u ballaaran.


SAWIRRO TAYO LEH:
Asnaamtii dhalisay cunsuriyadda maalmahan ka taagan dalka Mareykanka oo dhulka la dhigay iyo shacab ku dur-duriyay Sawirro


22/08/2017 05:37:00:-Dalkaasi Mareykanka waxaa maalmahan kasoo cusboonaaday gobollada qaar cunsuriyad kaddib markii dowladda Mareykanku ku dhawaaqday in dhulka la dhigayo asnaamta suran guud ahaan dalka kuwooda lagu weyneynayo raggii kasoo qeyb-qaatay dagaalkii sokeeye ee dalkaasi.


SAWIRRO TAYO LEH:
Kummannaan dad ah oo mudaaharaad kala hor tagay kooxo cunsuriyiin ah magaalada Boston, maxaase kala qabsaday? Sawirro


21/08/2017 05:39:00:-Kumannaan dad ah ayaa mudaharaad kala hortagay kooxo cunsuriyiin ah oo dibed bax ay ugu magac dareen "Xoriyadda Hadalka" ka dhigayay magaalada Boston ee dalka Maraykanka. Kooxaha cunsuriyiinta oo tiradoodo ay koobneyd, ayaa waxaa buuq iyo canaan kala hortagay dad diiddan afkaartooda xagjirka ah.

SAWIRRADII U DAMBEEYAY
SAWIRRO TAYO LEH:
Ruushka oo sameeyay dhooletus ciidan oo neefta ku celiyay caalamka intiisa kale Sawirro 20/09/2017 11:09:00:-Dowladda Ruushka ayaa soo bandhigtay awoodeea ciidan nooca casriga ah ee ay ugu magac dartay dhooletuska "Zapad-2017". Dhooletuskan ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha dalkaasi Vladimir Putin, waxaana lagu soo bandhigay hub casri ah oo noocyo kala duwan.


SAWIRRO TAYO LEH:
Orgi boqor ahaan loogu caleemo-saaray dalka Ireland kaddib markii uu geeriyooday kii ka horreeyay Sawirro


20/08/2017 15:44:00:-A crown is affixed to a wild goat as it is crowned King Puck and will be held on a platform above the town for three days in Killorglin, Ireland. Billed as one of Ireland’s oldest festivals, the Puck Fair sees locals in the town of Killorglin pluck a wild mountain goat from its habitat and crown him ‘King Puck’ for the duration of the event.


Booliska El Salvador oo xoog xabsiga ugu taxaabay xubno ka tirsan gangs-ka laga baqo ee MS-13 Sawirro

19/08/2017 18:48:00:-Xubno ka tirsan gangs-ka caanka ah ee dalka El Salvador ee Mara Salvatrucha (MS-13) ayaa waxaa loo taxaabay xabsi kaddib markii booliska dalkaasi ay howlgal-qorsheysan ku qaadeen xaafadaha ay kaga nool yihiin caasimada El Salvador.


SAWIRRO TAYO LEH:
Dowladda Sacuudiga oo dhulka dhigtay magaalo waddankeeda ku taal oo dad shiico ahi daggan yihiin Sawirro


19/08/2017 18:28:00:-Dowladda Sacuudiga ayaa waxaa ay muddo saddex bilood ahi kula dagaallameysan magaalada Awamiya kooxo hubeysan shiico ah, waxaana ayna muddadaasi dhulka ku dhigtay inta badan magaalada oo amni darro baahsani ka sheegtay.


SAWIRRO TAYO LEH:
Mareykanka oo soo bandhigay bambooyinkii atomka ahaa ee uu la dhacay magaalooyinka Hiroshima iyo Nagasaki Sawirro


11/08/2017 08:25:00:-Sannadkii 1945-tii Mareykanku waxa uu la dhacay labo bomb oo nooca atomka xambaara magaalooyinka Hiroshima iyo Nagasaki ee dalkaasi Japan kuwaas oo geystay khasaarooyin isugu jira dhimasho, dhaawac iyo bur-bur hantiyeed.


SAWIRRO TAYO LEH:
RUUSHKA: Madaxweyne Putin oo soo bandhigay sawirro dhiigga ku karinaya "cadowgiisa" Sawirro


09/08/2017 11:28:00:-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa waxaa uu sanooyinkan dambe bilaabay in uu soo bandhigao sawirra ka tarjumaya fasaxiisa sannadlaha ee kuleylaha kaas oo sannadkan dhiigga ku kariyay "cadowgiisa".


SAWIRRO TAYO LEH:
Dhimashadii ugu horreysay ee ka dhalata doorashada Kenya oo dhacday - dibadbaxayaal iyo booliska oo foodda is daray Sawirro


10/08/2017 09:20:00:-Warar ka imaanaga magaalada Kisumu ee dalkaasi Kenya ayaa sheegaya in halkaasi maanta ka dheceen mudaaharaad rabshado wata kaas oo ay dhigayeen taageerayaasha musharrax Raila Odinga. Ciidamada booliska ayay fooda is dareen


SAWIRRO TAYO LEH:
Duuliso Asli Cabaade oo lasoo xusuusiyay waayo-waayo iyo diyaarad ay ku sigatay in ay duuliso Sawirro


07/08/2017 17:01:00:-Asli Xasan Cabaade oo ah gabadhii ugu horreysay ee soomaaliyeed ee duuliso ka noqota diyaarad ciidan, dhowaanna soo gaartay dalka ayaa lagu soo wareejiyay gudaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho halkaas oo ay kula kulantay masuuliyiin uu ka mid yahay wasiirka duulista iyo hawada Mohamed Abdullahi Salad.


SAWIRRO TAYO LEH:
Carruurta dalka Ukrain oo lagu beero ruush naceyb iyo tababar ciidan oo la siiyo Sawirro


06/08/2017 10:55:00:-Xero ciidan oo ku taal duleedka caasimadda dalka Ukrain ee Kiev ayaa waxaa lagu tababaraa carruurta yar-yar si ay ula dagaalaan ciidamada Ruusha ee dariska la ah. Waxaa sidoo kale lagu beeraa Ruush naceyb.


SAWIRRO TAYO LEH:
Qaabkii ciyaaryahan Neymar loogu soo dhoweeyay kooxdiisa cusub ee Paris St. Germain Sawirro


05/08/2017 10:07:00:-Weeraryahankan u dhashay dalka Brazil, Neymar, ayaa todobaadkiiba ka qaadan doona mushaar dhan 775,477 oo Pound, kooxdiisa cusub ee Faransiiska ka dhisan ee Paris St-Germain.


SAWIRRO TAYO LEH:
Volkano ka qaraxday dalka Indonesia oo booreysay magaalo dhan iyo khasaare dhimasho iyo mid dhaawac oo ay geysatay Sawirro


04/08/2017 17:41:00:-Buuraha Sinabung ee dalkaasi Indonesia ayaa waxaa ka qaraxday Volkano sababtay khasaare naf iyo maalba leh taas oo sidoo kale booreysay magaalo dhan. Waxaa qaraxa Volkanadan ku naf-waayay 17 ruux, waxaana ku qaxay 30-kun oo ruux.


-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.