Somali Links
:-A

> Amin Arts
>
Aflixi
>
Agoonta
>
Ali Halane
>
Allbanaadir
>
Allgalgaduud
>
Allgedo
>
Alljubaland
>
Allnabadqaad
>
Allpuntland
>
Allsanaag
>
Allsomali24
>
Alltalex
>
Allwadani
>
Aragti
>
Axadle
>
Ayaamo

:-B

> Baydhabo Media
>
Baydhabo News
>
Badweyn
>
Balcad
>
Baledweyn
>
Barkulan
>
Baydhabo
>
BBC-somali
>
Banaadir
>
Biyokulule
>
Borama News
>
Buurhakaba

:-C

> Cadceed
>
Calanka TV
>
Camaloow
>
Cayaaraha
>
Cayaaraha Dunida
>
Caalamka
>
Caasimadda
>
Ceelmacaan

:-D

> Dalkeyga
>
Dalka Online
>
Danan News
>
Dahabi Films
>
Daruur
>
Darwiish Online
>
Dayniile
>
Daafeet
>
Daawo 24
>
Deeqow
>
Deeyoo
>
Diinsoor
>
Djibouti Nation
>
Djib Net
>
DjibTalk
>
Doolow
>
Duhur
>
Dulqaadka

:-E

> Elmanpeace

:-F

> Falsan.com
>
Faafiye
>
Fashil
>
Fikrad
>
Fiidow
>
Fiirso
>
Fagaare
>
Fogaanarag

:-G

> Garowe Online
>
Geeska Afrika
>
Goobjooge
>
Gobolada
>
Gool FM
>
Gool.net
>
Goldogob Times
>
Goobjoogga

:-H

> Hadhwanaag News
>
Halgan.net
>
Heesta.com
>
Hiiraan Online
>
Hiiraan Times
>
Hirda
>
HobyoNet
>
Horseed Media
>
Horumar.com

:-I

> Irinnews
>
Ifiye Radio
>
Ilhan Omar
>
Isha Baydhabo
>
Islaax.org

:-J

> Jaalle Siyaad
>
Jilaa News
>
Jowhar.com

:-K

> Kasmo News
>
Keyd Media
>
Kilil 5
>
Kismaayo24
>
Kismaayo news
>
Kubadda
>
Kulmis.com

:-L

> Lasoco.so
>
Laacib.net
>
Lifaaq.com
>
Lughaya

:-M

> Masuul - Heeso
>
Magaalo
>
Mareeg.com
>
Markacadeey
>
Midnimo
>
Minnesota Da^wah
>
Mogadishujournal
>
Mogadishu university

:-N

> Nabadbile
>
Nuuruliimaan
>
Nuxur.com

:-O

> Oodweynenews
>
Ogaden24
>
Osman Arts

:-P

> Puntlandi
>
Puntlandobserver
>
Puntland Times
>
Poolasoom.org

:-Q

> Qaranimo
>
Qorahay Online
>
Qubanaha

:-R

> Rasaala
>
Raadraac Media
>
Raadreeb
>
Raas Media
>
Radio Muqdisho
>
Rajo News
>
Raxanreen

:-S

> Saadaal.com
>
Salaan Media
>
SawirroTV
>
Shaaciye
>
Shabelle
>
Shirqool
>
Somaligraduatejournal
>
Somali American
>
Somalifilm
>
Somali News
>
Somali Busin.
>
Somali Sports
>
Somabiz.com
>
Somalicurrent
>
Somalidiaspora
>
Somalia Online
>
Somali Doctors
>
Somaliland Live
>
Somaliland.org/
>
Somalilife
>
SomaliNet
>
SomaliPage
>
Somalistar TV
>
SomaliSwiss
>
SomaliSwiss TV
>
SomaliTalk
>
Somaliweyn
>
Somali Youth
>
Soomaalidamaanta
>
Sonna

:-T

> Tawfiiq.net
>
Togaherer

:-U

> Universal TV

:-V

> VOA-somali

:-W

> Waagacusub
>
Waajid Press
>
Waayaha.com
>
Wacaal.com
>
Wardheer News
>
Wardaye.net
>
Wardoon.net
>
Warfaafiye
>
Warcusub
>
Warqaad.com
>
Waxsansheeg
>
Weedhsan
>
Widhwidh

:-X

> Xamarcade.com
>
Xaaladaha.com
>
XildhibaanPub.

:-DIBADDA

Swedan
> Aftonbladet
>
Dagens Industri
>
Dagens Medicin
>
Dagens Nyheter
>
Expressen
>
Gøteborg-Posten
>
Helsingborgs Dagblad
>
Ny Teknik
>
Realtid.se
>
Svenska Dagbladet
>
Sydsvenska Dagbladet
>
Veckans Affärer

Norway
> Aftenposten  Abonnement
>
Dagbladet
>
Dagsavisen
>
Dag og Tid
>
Klar Tale
>
Klassekampen
>
Morgenbladet
>
Nationen
>
VG - Verdens Gang
>
Vårt Land
>
The Norway Post eng.

Danmark
> Berlingske Tidende
>
BT
>
Børsen
>
Dagbladet Arbejderen
>
Ekstra Bladet
>
ErvervsBladet
>
I Dag
>
Ingeniøren
>
Jyllands-Posten
>
Kristeligt Dagblad
>
Politiken

Finland
> Aamulehti
>
Helsingin Sanomat
>
Hufvudstadsbladet
>
Ilta-Sanomat
>
Iltalehti
>
Kaleva
>
Kauppalehti
>
Keskisuomalainen
>
Turun Sanomat
>
Helsinki Times

Iceland
> Bæjarins Besta
>
Morgunbladid
>
Rikisútvarpiô
>
Skessuhorn
>
Sport.is
>
Vikurfréttir á Netinu
>
Visir
>
WN Iceland News

Britain
> BBC News BBC news
>
Cambridge Evening
>
Daily Mail
>
Evening Star
>
Financial Times
>
Gateshead Post
>
Herald & Post Newsp.
>
Icnetwork
>
Leichester Mercury
>
Liverpool Echo
>
London Evening Std.
>
Manchester Evening N.
>
News of the World
>
Sky News Sky News
>
Southern Daily Echo
>
Sunday Mirror
>
Sunday People
>
Sunday Sun
>
The Daily Telegraph
>
The Evening Gazette
>
The Guardian
>
The Independent
>
The Journal
>
The Mirror
>
The Observer
>
The Sun
>
The Times
>
This is money
>
Yorkshire Evening Post

USA
> Chicago Tribune
>
CNN
>
Dallas Morning News
>
Detroit News
>
Houston Chronicle
>
New York Post
>
New York Times
>
Opensecrets
>
Philadelphia Inquirer
>
San Antonio (mySA
>
San Francisco
  
Examiner
>
USA Today
>
Wall Street Journal
>
Washington Post

Australia
> Australian Financial
>
Review
>
Sydney Morning Herald

China
> China Daily
>
Inside China Today

Egypt
> Cairo Times
>
Egypt Today

Philippines
> Business World
>
Manila Bulletin
>
Sun.Star Network
  
Online

India
> The Economic Times
>
The Indian Express
>
The Times of India

Indonesia
> The Jakarta Post

Israel
> Ha’Aretz Daily
>
Israel National News
Jerusalem Post

Japan
> Japan Times Weekly
>
Japan Today
>
Kyodo News

New Zealand
> The Newzealander

Turky
> Turkish Daily News
Quatar
> Al Jazeera (eng.)

 
Sports
Leicester oo koobka Carabao Cup ka reebtay Liverpool

20/09/2017 11:33:00:-Gool qurux badan oo Islam Slimani uu u dhaliyay Leicester ayaa kooxda u suurtagaliyay in ay khadka ka saarto Liverpool, iyaduna sidaa ugu gudubto wareegga afraad ee koobka Carabao Cup.


Champions League: Real Madrid oo 3-0 ku garaacday kooxda Apoel Nicosia

14/09/2017 06:12:00:-Waxaa xalay dhacay kulamo kale oo ka tirsan Tartanka kooxaha Horyaalada Yurub ee Uefa Champions League. Kooxda difaacaneysa koobka ee Real Madrid ayaa guul ku bilowday kadib marki ay 3-0 ugu awood sheegatay kooxda Apoel Nicosia ee dalka Qubrus.


Haweeney garsoore ka noqotay horyaalka Jarmalka

11/09/2017 05:49:00:-Haweeney ka mid ah booliska Jarmalka ayaa noqotay qofkii dumar ah ee ugu horeesay ee garsoore ka noqota ciyaar ay dheelayaan rag oo ka tirsan horyaal ka mid ah kuwa ugu weyn kubadda cagta Yurub.


Ciyaaryahan turki ah oo laga “eryay” kooxda Barcelona

10/09/2017 14:32:00:-Ciyaaryahanka reer Turki ee u ciyaara kooxda Barcelona Arda Turan ayaa ka tageya kooxdaasi, isagoona amaah ahaan loo siiyay muddo labo sannadood ah kooxda Galatasaray ee ka tirsan horyaalka Turkiga.


Kooxda Waaberi oo ku guuleysatay tartanka ciyaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir

10/09/2017 14:30:00:-Waxaa Caawa lagu soo gabogabeeyay garoonka Banaadir ee degmada C/casiisee magaalada Muqdisho,tartankaasi oo muddooyinkii dambe si xiiso leh uga soconayey magaalada Muqdisho.

SPORTS / ENGLISH

Milkiilayaasha Manchester City oo ku hanjabay in ay sharciga la tiigsan doonaan Tebas

10/09/2017 14:28:00:-Milkiilayaasha kooxda Manchester City ayaa sheegay inay ka fakarayaan inay sharciga la tiigsadaan guddoomiyaha xiriirka La Liga ee dalka Spain Javier Tebas, oo ku eedeeyey inay qiyaanooyin xagga maal-gelinta cayaaraha sameeyaan.


Soomaaliya oo ka qeyb galeysa tartan kubadeed oo adduunka ah “World Mini Football” Dhageyso

10/09/2017 14:26:00:-Ciyaartooy mataleysa Soomaaliya ayaa ka qeybgalaya koobka Aduunka ee kubad cayaraha caalamka ee loo yaqaan (World Mini Football) oo sanadkaan lagu qaban doono dalka Tunizia.


Loverppool oo 5-0 lagu garaacay garoonka Etihad

10/09/2017 10:31:00:-Kooxda Liverpool ayaa guuldarro culus kala soo laabatay magaalada Manchester kadib marki ay kooxda Manchester City dhabarka u soo saartay 5 iyo 0 ciyaar ka tirsaneyd todobaadka afraad ee horyaalka Premier League-ga dalka Ingiriiska.


Wayne Rooney oo ay boolisku qabteen isaga oo cabsan oo gaari wada

03/09/2017 14:43:00:-Booliska waqooyi galbeed ee ingiriiska ayaa sheegay in kaptankii hore ee xulka qaranka kubadda cagta ee Ingiriiska, Wayne Rooney lagu soo oogay dacwad ah in uu baabuur kaxeynayay isagoo cabsan.


UEFA oo baareysa qaabkii uu ugu wareegay Neymar kooxda Paris St. Germain

02/09/2017 07:49:00:-Warar soo shaac baxaya ayaa sheegaya in kooxda Paris St. Germain ee kala soo wareegtay Barcelona laacibka Neymar ay laaluush ahaan u siisay laacibka lacag kor u dhaafeysa €400 million si uu uga soo tago kooxda Barcelona.


Wayne Rooney oo ay boolisku qabteen isaga oo cabsan oo gaari wada, dacwadna lagu oogay

03/09/2017 06:07:00:-Booliska waqooyi galbeed ee ingiriiska ayaa sheegay in kaptankii hore ee xulka qaranka kubadda cagta ee Ingiriiska, Wayne Rooney lagu soo oogay dacwad ah in uu baabuur kaxeynayay isagoo cabsan.


Alex Oxlade-Chamberlain oo la xaqiijiyay in uu ku biirayo Liverpool

01/09/2017 09:07:00:-Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa lasoo saxiixatay xiddigii koxoda Arsenal iyo xulka qaranka England Alex Oxlade-Chamberlain.


Burcad dhac u geysan rabtay ciyaaryahan caan ah iyo isaga oo ka hadlay

01/09/2017 09:06:00:-Ciyaaryahanka afka hore uga dheela kooxda West Ham, Andy Carroll ayaa maxkamad u sheegay in nin hubaysan oo mooto wata uu isku dayay in uu ka qaato saacad 22,000 oo gini ah.


Ciyaaryahan Alex oo qarka u saaran in uu ka tago kooxda Arsenal

01/09/2017 09:05:00:-Ciyaaryahanka khadka dhexe uga dheela Arsenal, Alex Oxlade-Chamberlain ayaa qarka u saran in uu ku biiro kooxda Chelsea ee difaaacanaysa Horyaalka Ingiriiska ee Premier League.


Kooxda Liverpool oo lacag aan caadi aheyn kula soo wareegeysa laacib Afrikaan ah

01/09/2017 09:03:00:-Warbaahinta Ingriiska ayaa baahisay in kooxda Liverpool ay kagala soo wareegeyso horyaalka Jarmalka ee Bundesliga laacibka Naby Keïta (22-jir) lacag aan caadi aheyn, laakiin ma ahan ka hor kuleylaha soo socda ama sannad kaddib.

SAWIRRADII U DAMBEEYAY
SAWIRRO TAYO LEH:
Ruushka oo sameeyay dhooletus ciidan oo neefta ku celiyay caalamka intiisa kale Sawirro 20/09/2017 11:09:00:-Dowladda Ruushka ayaa soo bandhigtay awoodeea ciidan nooca casriga ah ee ay ugu magac dartay dhooletuska "Zapad-2017". Dhooletuskan ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha dalkaasi Vladimir Putin, waxaana lagu soo bandhigay hub casri ah oo noocyo kala duwan.


Feeryahan Floyd Mayweather oo ka adkaaday Conor McGregor

01/09/2017 09:01:00:-Feeryahanka caanka ah ee Floyd Mayweather ee u dhashay dalka Mareykanka ayaa waxa uu wareegga 10-aad dhulka dhinaca u dhigay feeryahan Conor McGregor. Feerkan oo ka dhacay magaalada Las Vegas ee waddanka Mareykanka ayaa waxaa tebinayay inta badan taleefishinada caalamka, guusha uu gaaray Mayweather-na waxa ay aheyd middaa 50-aad ee xiriir ah.


Ronaldo oo markii saddexaad ku guuleystay "Xiddigga Sannadka ee Yurub"

25/08/2017 19:33:00:-Weeraryahanka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay ciyaaryahanka sannadka ee Yurub, isagoo abaalmarinta kaga guuleystay ciyaaryahanka kooxda Barcelona, Lionel Messi iyo goolhayaha Juventus, Gianluigi Buffon.


Ronald oo waxaan macquul aheyn ku tilmaamay ganaaxa ciyaareed ee la saaray

23/08/2017 06:12:00:-Xidiga kubadda cagta ee kooxda Real Madrid, Cristiano Ronald oo ka hadlay go`aanka maxkmadda dalka Spain ee dhanka ciyaaraha ay kaga ganaaxday shanta ciyaarood ayaa sheegay in arrintaasi ay tahay mid aan macquul aheyn.


Tababare Antonio Conte oo la sii joogi doona Chelsea

20/08/2017 16:03:00:-Tababaraha kooxda Chelsea, Antonio Conte ayaa waxaa uu sheegay in uu sii joogi doono kooxdaasi sannado badan, oo uu kooxda ku hogaamin doono garoonka cusub ee ay dooneyso inay dhisato.


Suarez oo dhaawacmay, afar toddobaadna ka maqnaan doona ciyaaraha

19/08/2017 18:37:00:-Barcelona oo guul darro xanuun badan oo koobka Spanish Super Cup-ka kala kulantay kooxda Real Madrid, ayaa mar kale waxa soo wajahay xaalad aan wanaagsaneyn, kadib markii uu dhaawac soo gaarey ciyaar yahankooda weerarka uga ciyaara ee Luis Suarez, kaas oo afar toddobaad ka maqnaan doona garoomada.


Orodyahan Mo Faarax oo markale ku guulaystay orodka tobanka kun mitir

08/08/2017 05:42:00:-Orodyahanka caanka ah ee reer Britain, Mo Faarax, ayaa kalsooni ku qaba inuu ka soo kabsan doono dhaawac ka soo gaaray tartankii Jimcihii, isagoo doonaya in guusha uu ka gaaray orodka 10,000 ee mitir uu ku darsado billadda dahabka ee 5,000 ee mitir.


Neymar oo la fasaxay iyo mushaar waalan oo uu qaadan doono

03/08/2017 18:40:00:-Weeraryahanka u dhashay dalka Brazil, Neymar, ayaa todobaadkiiba qaadan doona mushaar dhan 775,477 oo Pound, marka uu ku biiro kooxda Faransiiska ka dhisan ee Paris St-Germain.


SAWIRRO TAYO LEH:
Qaabkii ciyaaryahan Neymar loogu soo dhoweeyay kooxdiisa cusub ee Paris St. Germain Sawirro


05/08/2017 10:07:00:-Weeraryahankan u dhashay dalka Brazil, Neymar, ayaa todobaadkiiba ka qaadan doona mushaar dhan 775,477 oo Pound, kooxdiisa cusub ee Faransiiska ka dhisan ee Paris St-Germain.


Ciyaaryahan Benjamin Mendy oo Manchester City ku biiray

25/07/2017 11:42:00:-Ciyaaryahan Benjamin Mendy ayaa 52 milyan oo gini ugu soo biiray kooxda Manchester City isagoo ka soo tegay kooxda Monaco. Ciyaaryahankan ayaa noqonaya daafaca ugu qaalsan kubadda cagta adduunka.


Romelu Lukaku oo goolkii ugu horreeyay u dhaluyay kooxda Manchester United

18/07/2017 15:07:00:-Romelu Lukaku ayaa gooshii u horraysay u dhaliyay Manchester United iyadoo kooxda uu tababaro Jose Mourinho ay 2-1 kaga adkaatay kooxda Real Salt Lake oo ay ciyaar saaxiibtinimo ku dhex martay Utah.


-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.