Somali Links
:-A

> Amin Arts
>
Aflixi
>
Agoonta
>
Ali Halane
>
Allbanaadir
>
Allgalgaduud
>
Allgedo
>
Alljubaland
>
Allnabadqaad
>
Allpuntland
>
Allsanaag
>
Allsomali24
>
Alltalex
>
Allwadani
>
Aragti
>
Axadle
>
Ayaamo

:-B

> Baydhabo Media
>
Baydhabo News
>
Badweyn
>
Balcad
>
Baledweyn
>
Barkulan
>
Baydhabo
>
BBC-somali
>
Banaadir
>
Biyokulule
>
Borama News
>
Buurhakaba

:-C

> Cadceed
>
Calanka TV
>
Camaloow
>
Cayaaraha
>
Cayaaraha Dunida
>
Caalamka
>
Caasimadda
>
Ceelmacaan

:-D

> Dalkeyga
>
Dalka Online
>
Danan News
>
Dahabi Films
>
Daruur
>
Darwiish Online
>
Dayniile
>
Daafeet
>
Daawo 24
>
Deeqow
>
Deeyoo
>
Diinsoor
>
Djibouti Nation
>
Djib Net
>
DjibTalk
>
Doolow
>
Duhur
>
Dulqaadka

:-E

> Elmanpeace

:-F

> Falsan.com
>
Faafiye
>
Fashil
>
Fikrad
>
Fiidow
>
Fiirso
>
Fagaare
>
Fogaanarag

:-G

> Garowe Online
>
Geeska Afrika
>
Goobjooge
>
Gobolada
>
Gool FM
>
Gool.net
>
Goldogob Times
>
Goobjoogga

:-H

> Hadhwanaag News
>
Halgan.net
>
Heesta.com
>
Hiiraan Online
>
Hiiraan Times
>
Hirda
>
HobyoNet
>
Horseed Media
>
Horumar.com

:-I

> Irinnews
>
Ifiye Radio
>
Ilhan Omar
>
Isha Baydhabo
>
Islaax.org

:-J

> Jaalle Siyaad
>
Jilaa News
>
Jowhar.com

:-K

> Kasmo News
>
Keyd Media
>
Kilil 5
>
Kismaayo24
>
Kismaayo news
>
Kubadda
>
Kulmis.com

:-L

> Lasoco.so
>
Laacib.net
>
Lifaaq.com
>
Lughaya

:-M

> Masuul - Heeso
>
Magaalo
>
Mareeg.com
>
Markacadeey
>
Midnimo
>
Minnesota Da^wah
>
Mogadishujournal
>
Mogadishu university

:-N

> Nabadbile
>
Nuuruliimaan
>
Nuxur.com

:-O

> Oodweynenews
>
Ogaden24
>
Osman Arts

:-P

> Puntlandi
>
Puntlandobserver
>
Puntland Times
>
Poolasoom.org

:-Q

> Qaranimo
>
Qorahay Online
>
Qubanaha

:-R

> Rasaala
>
Raadraac Media
>
Raadreeb
>
Raas Media
>
Radio Muqdisho
>
Rajo News
>
Raxanreen

:-S

> Saadaal.com
>
Salaan Media
>
SawirroTV
>
Shaaciye
>
Shabelle
>
Shirqool
>
Somaligraduatejournal
>
Somali American
>
Somalifilm
>
Somali News
>
Somali Busin.
>
Somali Sports
>
Somabiz.com
>
Somalicurrent
>
Somalidiaspora
>
Somalia Online
>
Somali Doctors
>
Somaliland Live
>
Somaliland.org/
>
Somalilife
>
SomaliNet
>
SomaliPage
>
Somalistar TV
>
SomaliSwiss
>
SomaliSwiss TV
>
SomaliTalk
>
Somaliweyn
>
Somali Youth
>
Soomaalidamaanta
>
Sonna

:-T

> Tawfiiq.net
>
Togaherer

:-U

> Universal TV

:-V

> VOA-somali

:-W

> Waagacusub
>
Waajid Press
>
Waayaha.com
>
Wacaal.com
>
Wardheer News
>
Wardaye.net
>
Wardoon.net
>
Warfaafiye
>
Warcusub
>
Warqaad.com
>
Waxsansheeg
>
Weedhsan
>
Widhwidh

:-X

> Xamarcade.com
>
Xaaladaha.com
>
XildhibaanPub.

:-DIBADDA

Swedan
> Aftonbladet
>
Dagens Industri
>
Dagens Medicin
>
Dagens Nyheter
>
Expressen
>
Gøteborg-Posten
>
Helsingborgs Dagblad
>
Ny Teknik
>
Realtid.se
>
Svenska Dagbladet
>
Sydsvenska Dagbladet
>
Veckans Affärer

Norway
> Aftenposten  Abonnement
>
Dagbladet
>
Dagsavisen
>
Dag og Tid
>
Klar Tale
>
Klassekampen
>
Morgenbladet
>
Nationen
>
VG - Verdens Gang
>
Vårt Land
>
The Norway Post eng.

Danmark
> Berlingske Tidende
>
BT
>
Børsen
>
Dagbladet Arbejderen
>
Ekstra Bladet
>
ErvervsBladet
>
I Dag
>
Ingeniøren
>
Jyllands-Posten
>
Kristeligt Dagblad
>
Politiken

Finland
> Aamulehti
>
Helsingin Sanomat
>
Hufvudstadsbladet
>
Ilta-Sanomat
>
Iltalehti
>
Kaleva
>
Kauppalehti
>
Keskisuomalainen
>
Turun Sanomat
>
Helsinki Times

Iceland
> Bæjarins Besta
>
Morgunbladid
>
Rikisútvarpiô
>
Skessuhorn
>
Sport.is
>
Vikurfréttir á Netinu
>
Visir
>
WN Iceland News

Britain
> BBC News BBC news
>
Cambridge Evening
>
Daily Mail
>
Evening Star
>
Financial Times
>
Gateshead Post
>
Herald & Post Newsp.
>
Icnetwork
>
Leichester Mercury
>
Liverpool Echo
>
London Evening Std.
>
Manchester Evening N.
>
News of the World
>
Sky News Sky News
>
Southern Daily Echo
>
Sunday Mirror
>
Sunday People
>
Sunday Sun
>
The Daily Telegraph
>
The Evening Gazette
>
The Guardian
>
The Independent
>
The Journal
>
The Mirror
>
The Observer
>
The Sun
>
The Times
>
This is money
>
Yorkshire Evening Post

USA
> Chicago Tribune
>
CNN
>
Dallas Morning News
>
Detroit News
>
Houston Chronicle
>
New York Post
>
New York Times
>
Opensecrets
>
Philadelphia Inquirer
>
San Antonio (mySA
>
San Francisco
  
Examiner
>
USA Today
>
Wall Street Journal
>
Washington Post

Australia
> Australian Financial
>
Review
>
Sydney Morning Herald

China
> China Daily
>
Inside China Today

Egypt
> Cairo Times
>
Egypt Today

Philippines
> Business World
>
Manila Bulletin
>
Sun.Star Network
  
Online

India
> The Economic Times
>
The Indian Express
>
The Times of India

Indonesia
> The Jakarta Post

Israel
> Ha’Aretz Daily
>
Israel National News
Jerusalem Post

Japan
> Japan Times Weekly
>
Japan Today
>
Kyodo News

New Zealand
> The Newzealander

Turky
> Turkish Daily News
Quatar
> Al Jazeera (eng.)

 
Videos
Maxaad kala socotaa heesta sannadkan ka shidan gudaha Soomaaliya "Nabadaa naas la nuugo leh"? Video

22/09/2017 08:58:00:-Hees aad u macaan oo loogu luuqeynahao afka "Maay-maayga" ayaa muddooyinkan dambe waxa ay ka shidan tahay gudaha Soomaaliya, gaar ahaan koonfurta. Heestan ayaa waxaa lagu magacaabaa "Nabadaa Naas La Nuugo Leh".


Booliska Chicago oo soo bandhigay muuqaalka gabar madow oo iyadoo cabsan soo gashay hotel dabadeedna meydkeeda laga helay qaboojiye Video

19/09/2017 05:36:00:-Booliska magaalada Chicago ayaa soo bandigay muuqaalka gabar madow oo iyadoo cabsan soo gashay hotelka Crowne Plaza Chicago O'Hare Hotel taas oo saacado kaddib laga helay meydkeeda qol qaboojiye ah. Gabadhan ayaa lagu magacaabay Kenneka Jenkins, waxa ayna jirtay 19 sano.


Bandhiggii buugaagta Muqdisho oo lasoo gabo-gabeeyay - daawo qaabka uu u dhacay sanadkan Video

16/09/2017 11:32:00:-Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gunaanaday maanta barnaamijkii bandhigga buugaagta ee saddexdii maalmood ugu dambeysay ka socday caasimadda Soomaaliya. Waa sannadkii saddexaad oo lagu soo bandhigo caasimadda barnaamijkan.


Darawal nasiib badan oo ka bad-baaday shil mucjiso ah iyo geed ku habsan gaaray gaarigiisa Video

14/09/2017 18:13:00:-Duufaanta Irma oo saameyn kala duwan ka geysatay dalkaasi Mareykanka ayaa waxaa ay sababtay khasaarooyin isugu jira shilal iyo fatahaadyo, waxaana ka mid ah shilalkaasi darawal ka bad-baaday shil mucjiso ah.


GUUR NASIIB DARAN: Lammaane faraantigi ay isu galin lahaayeen uga dhex dhacay wabi Video

14/09/2017 05:16:00:-Lammaane ceesho-milix ah oo faraanti ay kasoo bixiyeen 3000 dollar uga dhex dhacay wabi ku hoos yaalay buundo ay isugu gelin lahaayeen faraantiga. Ninka wax guursanaya ayaa ah taksiile, waxaana uu ka naxay faraantiga qaaliga ah ee wabiga uga dex dhacay.

SPORTS / ENGLISH

Waayeel nasiib badan oo ka bad-baaday shil diyaaradeed oo fool xun, kana lugeeyay goobta Video

13/09/2017 13:24:00:-Maalinimadii isniinta waxaa shil diyaaradeed uu ka dhacay agagaarka garoonka macmalka ah ee Roberston Field Airport ee magaalada Plainville, gobolka Connecticut. Diyaaradda waxaa waday oday 72-jir ah kaas oo ka lugeeyay goobta shilka.


Ciidan tababar gaar ah loogu soo xiray magaalada Muqdisho iyo dhooletus ay sameeyeen Video

12/09/2017 05:34:00:-Ciidamo ka tirsan kuwa militeriga Soomaaliya oo gaar ah ayaa waxaa tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho. Tababarkan ayaa waxaa dhiibay Midowga Yurub qeybtiisa tababarka ciidamada ee loo yaqaan EUTM.


Duufaantii Irma oo la tagi gaartay wariyad ka tirna taleefishinka CNN Video

11/09/2017 17:59:00:-Wariyad ka tirsan taleefishinka CNN-ta oo lagu magacaabo Sara Sidner oo si toos ah u tabineysay war ku aadan duufaanta Irma sida ay ugu dhufaneyso gobolka Florida ayaa waxaa la tagi gaadhay duufaanta, iyadoona meel ku dhagtay marki ay u adkeysan weysay awoodda dabeysha.


Haweeney jeebeysan oo gaarigii booliska ee lagu dhex riday la baxsatay Video

09/09/2017 19:24:00:-Waxaa magaalada Lufkin ee gobolkaasi Texas ee dalka Mareykanka ka dhacday dhacdo dadku la yaabeen kaddib markii haweeney xatooyo dukaan lagu soo qabtay ay iyada oo jeebeysan la baxsatay gaarigii booliska ee lagu riday.


US: Boolis jeebo ku taagay kal-kaaliso isbitaal joogto kaddib markii ay ka diiday in ay dhiig ka qaado "bukaan" Video

03/09/2017 06:07:00:-Dalkaasi Mareykanka waxaa maalmahan la hadal hayaa muuqaalka sarkaal boolis ah oo jeebeynaya kal-kaaliso isbitaal ku sugan taas oo ka diiday amar ahaa in ay dhiig ka qaado ruux bukaan ah shir gaari soo galay.


Pizzarie lagu weeraray qaraxyo baaruud iyo kala orod ka dhacay Video

02/09/2017 06:23:00:-Maqaayad pizza lagu qado oo ku taal magaalada Liverpool ayaa waxaa qaraxyo bruler ku weeraray nin kaas oo gudaha usoo galiyay qaraxa dabadeedna albaabka u laabay. Qaraxan ayaan saameyn weyn u geysan maqaaxida marka laga reebo kala orod ka dhacay.


Lo`duureed yaxaas lugta uga dhagay oo caawinaad ka heshay xayawaan eysan ka fileyn Video

01/09/2017 18:45:00:-Labo dalxiisayaal ah ayaa waxaa ay markhaati u ahaayeen oo ay duubeen lo`duureed naflacaari ah oo lugta uga dhaggan yahay yaxaas. Nasiib wanaag waxaa nolosheeda bad-baadisay jeer.


Boolis cunsuri ah oo shaqada looga eryay hadal uu ku "qarsaday" haweeney caddaan ah "Remember, we only kill black people" Video

01/09/2017 16:54:00:-Sarkaal ka tirsan booliska gobolka Georgia ee dalkaasi Mareykanka ayaa shaqadiisa ku waayay hadal cunsuriyad ku dheehan tahay kaas oo uu ku "qarsaday" haweeney darawalad caddaan ah oo uu istaajiyay.


Wariye siduu war u tabinayay halmar cararay si uu u bad-baadiyo darawal gaarigiisu quusayay Video

01/09/2017 16:10:00:-Wariye ka tirsan taleefishinka CNN oo lagu magacaabo Drew Griffin ayaa sidii uu u tabinayay war ku saabsan duufaanta ku dhufatay gobolka Texas ayaa waxaa uu halmar ka cararay kaameradda kaddib markii ay ishiisu ku dhacday darawal gaarigiisu quusayo.


Boolis Ingriis ah oo wacdaro qoob-ka-ciyaar ka dhigay goob xaflad ah Video

01/09/2017 09:50:00:-Sarkaal boolis ah oo ka tirsan booliska dalka Ingriiska ayaa waxaa uu qabsaday baraha bulshada ee internett-ka kaddib markii uu qoob ka ciyaar aan caadi aheyn kusoo bandhigay xafladda “The Notting Hill carnival” ee sannad walba kuleylaha ka dhacda dalkaasi Ingriiska.

SAWIRRADII U DAMBEEYAY
SAWIRRO TAYO LEH:
Ruushka oo sameeyay dhooletus ciidan oo neefta ku celiyay caalamka intiisa kale Sawirro 20/09/2017 11:09:00:-Dowladda Ruushka ayaa soo bandhigtay awoodeea ciidan nooca casriga ah ee ay ugu magac dartay dhooletuska "Zapad-2017". Dhooletuskan ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha dalkaasi Vladimir Putin, waxaana lagu soo bandhigay hub casri ah oo noocyo kala duwan.


Haweeney 38 saacadood gaari ku hor goysay waddo muhiim ah oo looga aargutay qaab lala yaabay Video

26/08/2017 04:56:00:-Qiso lala yaabay ayaa waxa ay ku dhacday haweeney gaari ku hor goysay muddo 38 saacadood ah waddo marin u aheyd guryo dabaqyo ah oo gawaarida horay iyo gadaal ugu kala gooshaan. Haweeneydan ayaa waxaa loo soo kireystay wiil oo waxaa gaarigeeda la saaray dabaq korkiis.


RUUSHKA: Muuqaalka ninkii mindida ku weeraray shacabka oo ay boolisku tooganayaan Video

21/08/2017 19:17:00:-Muuqaal muujinaya ninkii mindida ku dhaawacay siddeedda ruux magaalada Surgut ee gobolkaasi Siberia ee dalka Ruushka ayaa lasoo bandhigay. Niinkan iyo booliska oo is ceyrsanaya ayaa muuqaalka lagu arkayaa, dabadeedna dhabarla laga tooganayo.


Xildhibaanad Australian ah oo iyadoo jalbaab wadata soo dhex fariisatay baarlamaanka Video

21/08/2017 10:42:00:-Pauline Hanson oo ka mid ah xildhibaanada dalka Australia waxa ay jalbaab nooca loo yaqaan Burqa lasoo gashay baarlamaanka, waxaana ay ka waday farriin ah in dalka Australia laga mamnuuco xirashada Jalbaabka. Laakiin canaan culus ayay kala kulantay guddoomiyaha baarlamaanka George Brandis.


Nin muruqiisa lugta "sheydaamo" ka dhex shaqeysanayaan iyo isaga oo xannuun hayo oo duubay Video

20/08/2017 17:59:00:-Angel Bermudez oo kasoo jeeda gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa iska duubay dhacdo dadku la yaabeen kaddib markii "sheydaamo" ay muruqiisa llugta midig ay ka dhex shaqeysteen.


Muuqaal muujinaya booliska Spain oo tooganaya mid ka mid ah raggii weerarka ka geystay magaalada Barcelona Video

19/08/2017 18:59:00:-Muuqaal muujinaya booliska dalka Spain oo tooganaya mid ka mid ah raggii weerarka ka geystay magaalada Barcelona ayaa lasoo bandhiga, waxaana ruuxa muuqaalka ka muuqda uu xiran yahay suunka qaraxa oo faalso ah.


Haweeney dib u heshay faraanti 13 sano ka hor ka lumay, kana dhex baxay karooto Video

19/08/2017 18:31:00:-Haweeney u dhalatay dalka Canada ayaa dib u heshey faraanti dheeman oo ka lumey 13 sanno ka hor, wuxuuna faraantigan ku dhegenaa oo uu ka dhex baxay xabbad karooto ah oo beerteeda ka baxay.


Wiil iyo aabihiis oo hub la`aan meel saaray burcad hubeysan oo dhaceysay dukaan ay lahaayeen Video

12/08/2017 09:29:00:-Dhacdo lala yaabay ayaa waxaa ay ka dhacday magaalada Arlington ee gobolka Texas ee dalkaasi Mareykanka halkaas oo kooxo hburcad ah oo bastoolado ku hubeysan ay doonayeen in ay dhacaan dukaan ay ku kugnaayeen wiil iyo aabihiis.


POLAND: Afar ruux oo nasiib badan oo si dirqi uga bad-baaday dhimasho iyo tareen si xun u sigay gaari ay saarnaayeen Video

11/08/2017 07:22:00:-Muuqaal ay baahisay shirkadda tareemada dalka Poland ee loo yaqaan PKP, Polskie Linie Kolejowe S.A ayaa waxaa kasoo muuqday shil aad u cajiib badan kaas oo gaari ay saarnaayeen afar ruux kaga bad-baadeen tareen dul mari lahaa.


Booliska New Mexico oo meel keyn ah ka dhex helay nin gacmaha geed looga musmaaray Video

10/08/2017 17:00:00:-Dhacdo la yaab ku noqotay booliska iyo shacabka Mareykanka ayaa waxaa ay ka dhacday gobolka New Mexico halkaas oo keynta lagu magacaabo Albuquerque laga dhex helay nin gacmaha looga musmaaray geedo keyntaasi ku yaal.


HARGEYSA: Buuq ka taagan cidda loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka Somaliland Video

08/08/2017 07:42:00:-Shalay waxaa ay xildhibaanada golaha wakiilada ee Somaliland u fariistey idoorashada guddoomiyaha golahaas, kaas oo la sheegay in loo doortay Baashe Maxamed Faarax oo ka socdey xisbiga Kulmiye. Mr. Baashe ayaa waxaa la tartamayay Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo isna ka socday xisbiga Wadani.


-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.