Somali Links
:-A

> Amin Arts
>
Aflixi
>
Agoonta
>
Ali Halane
>
Allbanaadir
>
Allgalgaduud
>
Allgedo
>
Alljubaland
>
Allnabadqaad
>
Allpuntland
>
Allsanaag
>
Allsomali24
>
Alltalex
>
Allwadani
>
Aragti
>
Axadle
>
Ayaamo

:-B

> Baydhabo Media
>
Baydhabo News
>
Badweyn
>
Balcad
>
Baledweyn
>
Barkulan
>
Baydhabo
>
BBC-somali
>
Banaadir
>
Biyokulule
>
Borama News
>
Buurhakaba

:-C

> Cadceed
>
Calanka TV
>
Camaloow
>
Cayaaraha
>
Cayaaraha Dunida
>
Caalamka
>
Caasimadda
>
Ceelmacaan

:-D

> Dalkeyga
>
Dalka Online
>
Danan News
>
Dahabi Films
>
Daruur
>
Darwiish Online
>
Dayniile
>
Daafeet
>
Daawo 24
>
Deeqow
>
Deeyoo
>
Diinsoor
>
Djibouti Nation
>
Djib Net
>
DjibTalk
>
Doolow
>
Duhur
>
Dulqaadka

:-E

> Elmanpeace

:-F

> Falsan.com
>
Faafiye
>
Fashil
>
Fikrad
>
Fiidow
>
Fiirso
>
Fagaare
>
Fogaanarag

:-G

> Garowe Online
>
Geeska Afrika
>
Goobjooge
>
Gobolada
>
Gool FM
>
Gool.net
>
Goldogob Times
>
Goobjoogga

:-H

> Hadhwanaag News
>
Halgan.net
>
Heesta.com
>
Hiiraan Online
>
Hiiraan Times
>
Hirda
>
HobyoNet
>
Horseed Media
>
Horumar.com

:-I

> Irinnews
>
Ifiye Radio
>
Ilhan Omar
>
Isha Baydhabo
>
Islaax.org

:-J

> Jaalle Siyaad
>
Jilaa News
>
Jowhar.com

:-K

> Kasmo News
>
Keyd Media
>
Kilil 5
>
Kismaayo24
>
Kismaayo news
>
Kubadda
>
Kulmis.com

:-L

> Lasoco.so
>
Laacib.net
>
Lifaaq.com
>
Lughaya

:-M

> Masuul - Heeso
>
Magaalo
>
Mareeg.com
>
Markacadeey
>
Midnimo
>
Minnesota Da^wah
>
Mogadishujournal
>
Mogadishu university

:-N

> Nabadbile
>
Nuuruliimaan
>
Nuxur.com

:-O

> Oodweynenews
>
Ogaden24
>
Osman Arts

:-P

> Puntlandi
>
Puntlandobserver
>
Puntland Times
>
Poolasoom.org

:-Q

> Qaranimo
>
Qorahay Online
>
Qubanaha

:-R

> Rasaala
>
Raadraac Media
>
Raadreeb
>
Raas Media
>
Radio Muqdisho
>
Rajo News
>
Raxanreen

:-S

> Saadaal.com
>
Salaan Media
>
SawirroTV
>
Shaaciye
>
Shabelle
>
Shirqool
>
Somaligraduatejournal
>
Somali American
>
Somalifilm
>
Somali News
>
Somali Busin.
>
Somali Sports
>
Somabiz.com
>
Somalicurrent
>
Somalidiaspora
>
Somalia Online
>
Somali Doctors
>
Somaliland Live
>
Somaliland.org/
>
Somalilife
>
SomaliNet
>
SomaliPage
>
Somalistar TV
>
SomaliSwiss
>
SomaliSwiss TV
>
SomaliTalk
>
Somaliweyn
>
Somali Youth
>
Soomaalidamaanta
>
Sonna

:-T

> Tawfiiq.net
>
Togaherer

:-U

> Universal TV

:-V

> VOA-somali

:-W

> Waagacusub
>
Waajid Press
>
Waayaha.com
>
Wacaal.com
>
Wardheer News
>
Wardaye.net
>
Wardoon.net
>
Warfaafiye
>
Warcusub
>
Warqaad.com
>
Waxsansheeg
>
Weedhsan
>
Widhwidh

:-X

> Xamarcade.com
>
Xaaladaha.com
>
XildhibaanPub.

:-DIBADDA

Swedan
> Aftonbladet
>
Dagens Industri
>
Dagens Medicin
>
Dagens Nyheter
>
Expressen
>
Gøteborg-Posten
>
Helsingborgs Dagblad
>
Ny Teknik
>
Realtid.se
>
Svenska Dagbladet
>
Sydsvenska Dagbladet
>
Veckans Affärer

Norway
> Aftenposten  Abonnement
>
Dagbladet
>
Dagsavisen
>
Dag og Tid
>
Klar Tale
>
Klassekampen
>
Morgenbladet
>
Nationen
>
VG - Verdens Gang
>
Vårt Land
>
The Norway Post eng.

Danmark
> Berlingske Tidende
>
BT
>
Børsen
>
Dagbladet Arbejderen
>
Ekstra Bladet
>
ErvervsBladet
>
I Dag
>
Ingeniøren
>
Jyllands-Posten
>
Kristeligt Dagblad
>
Politiken

Finland
> Aamulehti
>
Helsingin Sanomat
>
Hufvudstadsbladet
>
Ilta-Sanomat
>
Iltalehti
>
Kaleva
>
Kauppalehti
>
Keskisuomalainen
>
Turun Sanomat
>
Helsinki Times

Iceland
> Bæjarins Besta
>
Morgunbladid
>
Rikisútvarpiô
>
Skessuhorn
>
Sport.is
>
Vikurfréttir á Netinu
>
Visir
>
WN Iceland News

Britain
> BBC News BBC news
>
Cambridge Evening
>
Daily Mail
>
Evening Star
>
Financial Times
>
Gateshead Post
>
Herald & Post Newsp.
>
Icnetwork
>
Leichester Mercury
>
Liverpool Echo
>
London Evening Std.
>
Manchester Evening N.
>
News of the World
>
Sky News Sky News
>
Southern Daily Echo
>
Sunday Mirror
>
Sunday People
>
Sunday Sun
>
The Daily Telegraph
>
The Evening Gazette
>
The Guardian
>
The Independent
>
The Journal
>
The Mirror
>
The Observer
>
The Sun
>
The Times
>
This is money
>
Yorkshire Evening Post

USA
> Chicago Tribune
>
CNN
>
Dallas Morning News
>
Detroit News
>
Houston Chronicle
>
New York Post
>
New York Times
>
Opensecrets
>
Philadelphia Inquirer
>
San Antonio (mySA
>
San Francisco
  
Examiner
>
USA Today
>
Wall Street Journal
>
Washington Post

Australia
> Australian Financial
>
Review
>
Sydney Morning Herald

China
> China Daily
>
Inside China Today

Egypt
> Cairo Times
>
Egypt Today

Philippines
> Business World
>
Manila Bulletin
>
Sun.Star Network
  
Online

India
> The Economic Times
>
The Indian Express
>
The Times of India

Indonesia
> The Jakarta Post

Israel
> Ha’Aretz Daily
>
Israel National News
Jerusalem Post

Japan
> Japan Times Weekly
>
Japan Today
>
Kyodo News

New Zealand
> The Newzealander

Turky
> Turkish Daily News
Quatar
> Al Jazeera (eng.)

 
Wararka Dibadda
Soomaaliya oo lagu leeyahay dhowr sano lacagta xubunnimada Qaramada Midoobay

22/09/2017 09:00:00:-Qoraal lagu daababay bogga Qaramada Midoobay, kaas oo ku taariikhaysan 07 September 2017, kana soo baxday xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa lagaga hadlay illaa afar dal oo lagu leeyahay lacag oo ay ku jirto Soomaaliya.


Kuuriyada Waqooyi oo khudbadii Donald Trump ku tilmaamay sidii eey qeyliyay oo kale

22/09/2017 08:59:00:- Dublamaasi u dhashay Kuuriyada Waqooyi ayaa ku tilmaamay khudbaddii uu madaxwayne Trump ka jeediyay shirka Qaramada Midoobey in uu ahaa "siidii eey ciyay oo kale ".


Donald Trump oo xarunta Qaramada Midoobay uga hanjabay hoggaamiyaha W/Kuuriya Sawirro

22/09/2017 08:59:00:-Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa u sheegay golaha loo dhan yahay ee qaramada midoobe in uu burburin doono Kuuriyada Waqooyi haddii lagu qasbo in ay isdifaacaan ama ay difaacaan saaxibada Mareykanka.


R/wasaaraha Itoobiya oo ka Hadlay isku-dhacii soomaalida iyo oromada ee nolosha dad badan galaaftay

19/09/2017 05:41:00:-Ra’iisal wasaaraha dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn, ayaa ka hadlay rebshadihii dadka badan ay ku dhinteen ee gudaha dalka Ethiopia ku dhex maray Qoomiyadaha Soomaalida iyo Oromada, waxaanu tilmaamay inuu ka xun yahay qalalaasaha dhex maray dadka rayidka ah iyo khasaaraha ka dhashay.


Xisbiyada Xamaas iyo Farax ee Falastiin oo hal maamul ku midoobaya iyo doorasho dhaceysa

19/09/2017 05:40:00:-Ururka Xamaas oo fariisin u ah marinka Qaza ee dhulka Falastiin ayaa bayaan uu maanta soo saaray ku shaaciyay, in uu kala direyo maamulkiisa si uu u qabto doorasho guud islamarkaana uu u hoggaansamayo soo jeedintii madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas.

SPORTS / ENGLISH

PARIS: Diyaarad ay leedahay shirkadda British Airways oo booliska argagixiso la dirirka Fransiiska isku gadaameen

19/09/2017 05:40:00:-Diyaarad laga leeyahay dalkaasi Ingriiska islamarkaana ka mid ah diyaaradaha shirkadda British Airways ayaa iyadoo fadhida saakay garoonka Charles De Gaulle ee magaalada Paris waxaa isku gadaamay ciidamada gaarka u tababaran ee ka hortaga weerarada argagixisada Fransiiska.


Qaramada Midoobay oo baaq ku aadan barakicinta dadka Rohingya u dirtay xukuumadda Myanmar

14/09/2017 07:49:00:-Xoghayaha guud ee Qaramda Midoobay António Guterres ayaa ku tilmaamay barakacinta lagu hayo bulshada muslimiinta ah ee Rohingya ee dalka Myanmar mid isir sifeyn ah, waxaana uu ugu baaqay xukuumadda Myanmar in ay ku joojiso si dhaqsi ah xadgudubka.


Oromo iyo soomaali isku laysay Itoobiya iyo ciidamo kala dhex galay

14/09/2017 06:37:00:-Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhintay in ka badan 600 oo qof oo kalena waa ay ku barakaceen rabshado cusub oo ka billowday Bariga Itoobiya. Wararka halkaasi laga helayo ayaa sheegaya in dhowr qof ay ku dhinteen rabsahdo shalay ka dhacay magaalooyinka ku yaalla Bariga Itoobiya.


XIISADDA WAQOOYIGA KUURIYA:
Kim oo hanjabaad culus hawada usoo mariyay Mareykanka ka dib cunaqabateynta cusub


13/09/2017 14:15:00:-Waqooyiga Kuuriya ayaa si caro leh uga jawaabay cunaqabateynada cusub ee uu Golaha Ammaanka habeen hore meel-mariyay in la saaro xukuumadda Pyongyang ee dalkaasi Waqoojiya Kuuriya, waxaana ay ku tilmaameen cunaqabateyn "xaaraan" ah.


DOORASHADA NORWAY:
Xisbiga talada haya oo afar sano oo hor leh dib loo doortay iyo Erna Solberg oo faraxsan Sawirro


13/09/2017 14:15:00:-Dalka Norway waxaa xalay lagu soo gabo-gabeeyay tirinta codadka doorashada dalkaasi taas oo ay guushu ku raacday xisbiga talada dalkaasi haya ee Høyre iyo hoggaamiyeheeda Erna Solberg.


Uhuru Kenyatta oo xil ka xayuubin ugu hanjabay Raila Odinga haddii la doorto doorashada ku celiska ah

13/09/2017 14:16:00:-Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in haddii Raila Odinga uu ku soo baxo doorashada ku celiska ah ee 17 bisha Oktoobar, in xisbigiisu oo aqlabiyadda baarlamaanka leh uu xilka ka xayuubin doono.


Golaha Ammaanka oo cunaqabateyn hor leh saaray Waqooyiga Kuuriya

13/09/2017 14:15:00:-Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si weyn isugu raacay qaraar cunaqabteyn cusub oo dhinaca dhaqaalaha ah lagu saaray dalka Kuuriyada Waqooyi. Cunaqabateyntan cusub ayuu goluhu sheegay inuu uga jawaabayo tijaabadi ay Kuuryada Waqooyi ku tijaabisay saddexdi bishaan September gantaal niyukleer ah.


Waqooyiga Kuuriya oo shaaca ka qaaday in ay sameysatay hydrogen bomb oo lagu rakibo karo gantaalaha dheereeya Sawirro

03/09/2017 14:39:00:-Xukuumadda Pyongyang ee dalkaasi Waqooyiga Kuuriya ayaa shaaca ka qaaday shalay in ay sameysatay bombooyinka wax gummaada ee loo yaqaa hydrogen bomb-ka kuwaas oo lagu xiri karo gantaalaha ridada dheer ee ay maalmahan tijaabineysay.


US: Madaxweyne Trump oo mar kale booqday gobolka ay duufaantu ku dhufatay ee Texas iyo shacabka oo uu dhex galay Sawirro

03/09/2017 12:05:00:-Kaddib cadaadis iyo dhaleeceyn ku aadan in uusan la kulmin dhibanayaasha ku waxyeeloobay duufaanta Harvey ee isbuucii hore ku dhufatay gobolka Texas ayaa waxaa uu madaxweynuhu booqday mar kale gobolkaasi isagoona doorkan la kulmay barakacayaal u badan badow.


Diblomaasiyiintii ruushka ee loogu baaqay in ay 48 saacadood ku faarujiyaan saddex xarumood oo alaabohooda rartay Sawirro

03/09/2017 12:05:00:-Dhammaan saddexda xarumood, labo xafiis oo ku kala yaalla magaalooyinka Washington iyo New York iyo qunsuliyaddii San Francisco ee Ruushka ayaa la wada faarujiyay iyadoona diblomaasiyiintii ka howgali jirtay xafiisyadaasi ay alaaboxooda rarteen.

SAWIRRADII U DAMBEEYAY
SAWIRRO TAYO LEH:
Ruushka oo sameeyay dhooletus ciidan oo neefta ku celiyay caalamka intiisa kale Sawirro 20/09/2017 11:09:00:-Dowladda Ruushka ayaa soo bandhigtay awoodeea ciidan nooca casriga ah ee ay ugu magac dartay dhooletuska "Zapad-2017". Dhooletuskan ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweynaha dalkaasi Vladimir Putin, waxaana lagu soo bandhigay hub casri ah oo noocyo kala duwan.


Madaxweyne Kenyatta oo burcad ku tilmaamay garsooreyaasha maxkamadda sare kaddib go`aankoodii shalay

02/09/2017 17:04:00:-Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta oo dib u doorashadiisa ay waxba kama jiraan ka soo qaaday maxkamadda saree ee Kenya ayaa mar uu ka hadlayay suuqa Burma ee magaalada Nairobi waxaa uu guddomiyaha maxkmadda sare, David Maraga iyo garsooreyaasha maxkamad ku tilmaamay kuwa ''burcad ah''.


Texas iyo duufaantii Harvey:
Madaxweyne Trump oo gobolka Texas u dalbay gar-gaar dhaqaale, jeebkiisana uga bixiyay 1 milyan oo dollar Sawirro


02/09/2017 11:52:00:-Iyadoo ay wali socoto gar-gaarla loo fidinayo dadla ku waxyeeloobay duufaantii dhowaan ku dhufatay gobolka Texas ee dalka Mareykanka ayaa waxaa madaxweynaha dalkaasi Donald Trump ka dalbaday baarlamaanka in uu ansixiyo lacag kor u dhaaxeysa $7.85 billion oo dadka reer Texas loogu gurmanayo.


Nin laga xiray bartiisa twitterka kaddib markii uu soo dhigay sawirka kaneeco uu dilay

02/09/2017 11:52:00:-Nin ka mid ah dadka isticmaala barta Twitter ee dalka Japan ayaa laga mamnuucay in uu isticmaalo bartani bulshada ka dib markii uu soo dhigay bartiisa sawir muujinaya kaneeco uu dilay oo dhimatay.


Qiiq qabsaday fooqa kore ee qunsuliyadda Ruushku ku leeyahay San Francisco wax yar ka dib markii la amray in irdaha loo laabo

02/09/2017 11:51:00:-Diblomaasiyiintii ruushka ee ku sugnaa qunsuliyadda San Francisco ayaa gubay waraaqo dokumintiyo sir ah oo ay sheegeen in ay ka baqayaan in ay gacanta u galaan sirdoonka iyo booliska FBI-da ee Mareykanka.


Madaxii shirkadda Samsung oo lagu xukumay 5 sano oo xabsi ah dalka Koonfurta Kuuriya

25/08/2017 19:31:00:-Maxkamad ku taala magaalada Seoul ee caasimadda dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa shan sano oo xarig ah ku xukuntay Lee Jae-yong oo leh dhaxalka shirkadda Samsung sababo la xiriira dambiyo musuqmaasuq.


Madaxweyne Trump oo baddalay qorshihiisii Afghanistan, sheegayna in ay sii joogi doonaan

22/08/2017 09:14:00:-Donald Trump, madaxweynaha Mareykanka oo khudbad toos uga baxeysay taleefishinnada ugana hadlayay qorshihiisa dalka Afghanistan ayaa sheegay in degdeg ku saaridda ciidanka dalkiisa ee ku sugan Afghanistan ay fursad siineyso ururada argagixisada ah.


Booliska Spain oo soo bandhigay muuqaalka iyo magaca ninka waday gaarigii lagu weeraray Barcelona

21/08/2017 19:16:00:-Booliska dalkaasi Spain ayaa bartooda twitterka kusoo bandhigay sawirka iyo magaca ninka waday gaariga dadka lagu jiirsiiyay xaafadda La Rambla ee magaalada Barcelona maalmo ka hor.


Markab dagaal oo Mareykanku leeyahay oo shil ku galay badda Singapore iyo toban askari oo maqan

21/08/2017 19:21:00:-Toban askari ayaa la la`yahay shan kalena waa ay ku dhaawacmeen kaddib markii markab dagaal oo uu Mareykanku leeyahay oo lagu magacaabo USS John S. McCain uu shil la galay markab kale oo xamuul oo isna lagu magacaabo Alnic MC kaas oo ku sugnaa badda waddanka Singapore.


Dowladda Qadar oo ka gaabsatay dalab khuseeya xujeyda oo kaga yimidb Sacuudiga

21/08/2017 05:48:00:-Shirkadda diyaaradaha qaran ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in dowladda Qadar aanay weli siin ogolaansho ah inay dalkaasi kasoo daabusho dadka doonaya in sanadkan ay soo xajiyaan.


CIRAAQ: Ra'iisal wasaare Haider al-Abadi oo duullaan hor leh oo ka dhan ah ISIS ku dhawaaqay

20/08/2017 17:58:00:-Ra'iisul Wasaaraha dalka Ciraaq ayaa ku dhawaaqay dullaan ka dhan ah kooxda isugu yeerta khilaafada islaamka ee ISIS. Haider al-Abadi ayaa sheegay inay doonayaan in ay la wareegaan gacan ku heynta magaalada Tal Afar oo ah magaaladii ugu dambeesay ee ay ku xooganyihiin kooxda ISIS.


-©2006-2017 Calanka.com waa qeyb ka mid ah CALANKA MEDIA
Kor ku laabo ::: Login :::: Nagu xayeysiiso ganacsigaaga :::: Nala soo xiriir :::: Annaga / About
Waa mamnuuc in la isticmaalo ama la qaato macluumaadka ku jira boggan, amar la`aan.